Jubbaland oo war kasoo saartay Xil ka qaadistii Fahad Yaasiin iyo Go’aankii Farmaajo

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa si weyn usoo dhaweesay talaabadii uu Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble shaqada uga joojiyay Taliyihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in ay ku qanacsan yihiin tallaabooyinka uu qaadey Rooble ee kaga jawaabay codsiyadii isdaba jooga ahaa ee lagu dalbanayey sidii … Continue reading Jubbaland oo war kasoo saartay Xil ka qaadistii Fahad Yaasiin iyo Go’aankii Farmaajo